Skip to navigation Skip to content Skip to footer

Waxaan nahay UCare

Shirkad ka shaqeysa qorshe caafimaad oo madaxbanaan, oo aan faa'iido doon ahayn oo ay ka shaqeeyaan qaar ka mid ah dadka ugu shaqada badan ee aad abidkaa la kulmi doonto. Iyadoo aan iskaashi la sameeynayno bixiyeyaasha daryeelka caafimaadka iyo ururada bulshada ee ku baahsan Minnesota iyo galbeedka Wisconsin, waxaan, caymisyada caafimaadka ee fudud siinaa macaamiisheena

UCare waxay u adeegtaa:

  • Shakhsiyaadka iyo qoysaska dooranaya caymiska caafimaadka iyagoo isticmaalaya MNsure, suuqa caymiska
  • Shaqsiyaadka u-qalma Medicare
  • Shakhsiyaadka iyo qoysaska ka diiwaangashan Barnaamijyada Daryeelka Caafimaadka ee Minnesota, sida MinnesotaCare iyo Medical Assistance (Kaalmada Caafimaadka)
  • Dadka waaweyn ee naafada ah

Ku Soo Dhawoow UCare

Ma u baahan tahay caawimaad luuqada ah? Naga soo wac: 1-800-203-7225, markaasna riix 4 oo ah af Soomaali. Shaqaaleheena af-soomaaliga ku hadla ayaa ku faraxsan inay ku caawiyaan.